Barakooyin Weligood Ah oo Ka Yimid Ilaah Jacayl Badan
Lam. 3 2020
© 2020 Watch Tower Bible and Tract Society of Pennsylvania
Daabacaaddan lama iibiyo. Shaqadan waxaa loo taageeriyaa si tabarruc ah oo waxay ka mid tahay faafinta Kitaabka Quduuska ah oo adduunka oo dhan ka socota. Sidaad sadaqo u sameysid aad donate.jw.org. Haddii aan si kale loo sheegin, aayadaha waxaa laga soo qaaday Kitaabka Quduuska ah.
MAJALLADDAN, Munaaradda Waardiyaha, Yehowah Ilaah oo ah Sayidka caalamka oo dhan bay sharaftaa. Dadkana waxay ku qalbi qaboojisaa warka wanaagsan oo Boqortooyada Ilaahay. Boqortooyadaas dhowaan waxay masaxi doontaa xumaanta oo dhan, dhulkana janno bay ka dhigi doontaa. Majalladdan waxay xoojisaa aamminaadda Ciise Masiix oo u dhintay sidaan u helno nolol weligeed ah, imminkana Boqor ka ah Boqortooyada Ilaahay. Majalladdan waxaa la soo saarayay ilaa sanadkii 1879 oo ma ahan qormo siyaasi ah waxayna ku salaysan tahay Kitaabka Quduuska ah.